Wadada Ceel-daahir Ceerigaabo Oo Arday Kasta puntland Bishii 1 Dollar Looga Qoondeeyay

Filed under: Important News,Wararka |

wadada-ceel-daahir3

Wasaaradda Waxbarashada ee puntland ayaa soo saartay qaabka ay waalidiinta Puntland uga qayb qaadankaraan dhismaha wadada ceel-daahir Ceerigaabo.
Wasaaradda ayaa soo saartay sharciyo cusub.
Arday kasta oo Jaamacadda dhigta waxaa laga rabaa 1.25 cent$/bishii
Arday kasta oo dugsi sare dhigta 1 dollar/bishii
Arday kasta oo dugsi hoose dhexe dhigta nus dollar/bishii.

Arrinkan ayaa cadaynaya in Mashruucii JPLG ee horumarinta degmooyinka Puntland ee aan lagu dari jirrin Gobalada Sool Sanaag Iyo Cayn ay masuul ka ahaayeen Un-ta ee aynan ahayn go’aano ka imanayay shacabka reer Puntland, oo wataas lacagtii ka imaanaysay jeebka shacabka lagu billaabay wadada Gobalka Sanaag, balse lacagtii ka imaanaysay jeebka un-ta ayaan lagu dari jirrin Gobalada SSC, marka laga reebo dhawr wado oo Buhoodle ah.
Hoos ka daawo.