Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Ganacsiga Puntland Indhaguran Oo Gaaray Garacad Iyo Jariiban

Filed under: Wararka |

Maalmahaan waxaa dekadda dabiicigaa ee Garacad ku qolqolay waftiyo kala duwan ee Dawladda Puntland iyo ganacsato caalamiya oo doonaya in ay soo eegaan xaaladda nabadgalyo ee deegaanka Garacad, si markaas ay u maalgashadaan.

Waxaana maanta Jariiban iyo Garacad gaarray wafti ballaaran oo uu hogaaminayo wasiirka Ganacsiga Puntland indhaguran.
Warar hoose oo P/O soo gaaraya ayaa sheegaya in hadda xukuumadda Ethiopiya ay xiisaynayo in kor loo qaado xiriirka Ganacsi ee Puntland iyo Ethiopia gaar ahaan kililka Soomaalida ethiopia oo xuduud ballaaran la wadaaga Puntland

wasiirka Ganacsiga Indhaguran Garacad jariiban

wasiirka Ganacsiga Indhaguran Garacad jariiban2

wasiirka Ganacsiga Indhaguran Garacad jariiban3

wasiirka Ganacsiga Indhaguran Garacad jariiban5

wasiirka Ganacsiga Indhaguran Garacad jariiban6

Xuquuqda Sawirada waxaa leh Farxaan Faarax Cabdi Guuleed Cawl Bartiisa Facebook