Wakiilka Puntland u Joogga Alshabaab iyo Damjadiid Mudane Gallan Oo Ku Wajahan Boosaaso

Filed under: Wararka |

Wakiilka u u qaabilsan kooxaha Alshabaab iyo Damul Jadiid carqaladaynta nabadda Puntand mudane Gallan ayaa maanta gaaray degmada Carmo.
gallan carmo

gallan carmo2Gallan oo wata ciidamo ku labisan dharka askarta ayaa in muddo ah maanta ku sugnaa degmada Carmo.
Gallen ayaa ku goodiyay in uu guluf collaadeed ku kicinayo maamulka Puntand.

Gallen iyo ciidamadiisa ayaa u jihaystay dhanka Boosaaso.

2 Responses to Wakiilka Puntland u Joogga Alshabaab iyo Damjadiid Mudane Gallan Oo Ku Wajahan Boosaaso

  1. Pingback: Wakiilka Puntland u Joogga Alshabaab iyo Damjadiid Mudane Gallan Oo Ku Wajahan Boosaaso - Daily Somalia Report