War Xaqiiqa oo La Ogaaday In Cali Khaliif Uu Heshiis Lagalay Madaxda Somaliland Intii Aan Khaatumo La Aasaasin oo Qorshaha Khaatumo Ahaa Mid Shacabka SSC Lagu Marin Habbaabinayay

Filed under: Important News,Wararka |

Warar xaqiiqa oo soo gaaray P/O ayaa lagu sheegay in shir dhexmaray Madaxda Maamulka Somaliland iyo shakhsiyaad kasoo jeeda SSC ay markaas madaxda Somaliland u sheegeen shakhsiyaadkaas in Ay Cali Khaliif madaxda Maamulka Somaliland heshiis ku ahaayeen in uu Cali Khaliif Aasaaso Maamul khaatumo ama ssc.

Cali Khaliif ayaa lowgu sheekeeyay in uu markaa kadib maamulka Cali Khiyaamo iyo Somaliland isku biiri doonnaan kadibna haddii loo baahdo iyagoo mida ama ay Soomaalida Koonfurta waxla qaybsanayaan amaSoomaali  ka go’ayaan .

Aduunka dambi ka xun ma jiro umad dhan oo la khiyaameeyo, oo intaas oo qof labarakiciyo, qaar la cayreeyo qaar la laayo, iyadoo hadana shacabkii maantoo dhan been loo sheegayo.

Filimkaas xitaa waa ka daranyahay filimada qolooyinka isqarxiya.
Dad baddan baa ka yaaba qof is qarxinaya, hadaad kaas la yaabaysay kan beenta sheegi kara intaas oo sano ka waran, oo malaayiin soomaaliya jaahwareerinaya.

Dhanka kalena waxaa ay isla wararkaas sheegayaan in mashruucaan ay iyana aad uga shaqaynaysay Dawladda Ethiopia oo ay juhdi badan ku bixisay in ssc la raaciyo Somaliland.

Soomaalida ayayna waxba u kala qarsoonayn, waxaana wanaagsan in wararka qarsoodigaa shacabka lala qaybsado si ay shacabku markaas iyagoo waxwalba og ay qaataan hadba go’aan ay ku qanacsinyihiin.

Waraysiga Prof Cali Qooto Qooto Iyo Fallanqayn Labawajiilayntii Cali Khaliif

5 Responses to War Xaqiiqa oo La Ogaaday In Cali Khaliif Uu Heshiis Lagalay Madaxda Somaliland Intii Aan Khaatumo La Aasaasin oo Qorshaha Khaatumo Ahaa Mid Shacabka SSC Lagu Marin Habbaabinayay

  1. Pingback: Siyaasi Reer Khaatomo Ah Oo Cali Khaliif Siyaasadiisii 15 Sano Laba Wajiilayn Maahmaah Ku Fasiray Dhagayso | Puntland Observer