Warar Been Abuura Oo Ku Saabsan Magacaabidda Aqalka Sare ee Puntland Oo Websaydyada lagu Faafiyay

Filed under: Wararka |

Websaydyada ka hawlgala deegaanada Puntland ayay qaarkood faafiteen in Madaxwaynaha Puntland uu magacaabay xubnihii Puntland uga-mid noqonlahaa aqalka sare.

Hadaba kadib markii ay warbaahinta P/O baaritaan samaysay, ayaan waxaan ku ogaanay in wararkaasi ay been abuuryihiin isla markaana aan la hadalnay rag kimada kuwa ku qoran in ay ka mid yihiin xubnaha aqalka sare, oo markaas noo sheegay in aynan uba warhayn.

Ragga Saxaafadda lagu faafiyay in ay aqalka sare ka mid yihiin ayaa waxaa ka mida.
Prof Juriile
Gen Morgan
Raysalwasare Cumar
Musharax Cali Xaaji
Xaabsade
Faroole

Si kastaba ha ahaato, waxaan dhawrnaaba waa maalmaha soo socda xubnaha saxdaa ee ka mid nqondoona aqalka sare.

One Response to Warar Been Abuura Oo Ku Saabsan Magacaabidda Aqalka Sare ee Puntland Oo Websaydyada lagu Faafiyay

  1. Pingback: Warar Been Abuura Oo Ku Saabsan Magacaabidda Aqalka Sare ee Puntland Oo Websaydyada lagu Faafiyay - Daily Somalia Report