Warar Is Burinaya Oo Kasoo Baxaya Ninka Soomaaligaa Ee Dadka Masaakiintaa Ku Xasuuqay Ohio/USA

Filed under: Wararka |

Markii ay saacaddu u ahayd maraykanka 9-kii aroornimo ayaa waxaa la sheegay in uu nin Soomaaliya Midi sida Seeftoo kale ah uuu ku weeraray arday masaakiina oo aan cidna wax u dhiman,

Hadaba waa haddii ay dhab tahay ninka Soomaaligaa ee dadqalkaa ee dhalinyarada masaakiintaa rabay in uu qasho ayaa dadkii tooray la dhex raacay oo illaa 9 qof dhaawacay.

Aakhirkiina ninkii Booliska ayaa dilay.
waxaana lagu magacaabaa Abdirisak Ali Artan

Hadana warar kale ayaa sheegayaa in nin qori wataa uu Jaamacadda soo galay oo dadkii xabad la dul maray.

Hadaba waxaa ay durba abuureen wararkaan is khilaafsan in ay dhici karto in uu ahaa qorshe lasoo abaabulay si sumacadda Soomaalida loo beegsado, waxaana wanaagsan in ay Soomaalida maraykanka arrinka si fiican isaga baaraan.

One Response to Warar Is Burinaya Oo Kasoo Baxaya Ninka Soomaaligaa Ee Dadka Masaakiintaa Ku Xasuuqay Ohio/USA

  1. Pingback: Warar Is Burinaya Oo Kasoo Baxaya Ninka Soomaaligaa Ee Dadka Masaakiintaa Ku Xasuuqay Ohio/USA - Daily Somalia Report