Wararkii ugu dambeeyey ee gobolada Sanaag iyo Haylaan.

Filed under: Wararka |

Jiidaha la isku horfadhiyo aagga Booda-Cade ayaa waxaa gaaray Taliye ku xigeenka Booliska Puntland oo sheegay in ay hadda aaggaas ku suganyihiin illaa 24 sarkaal.

Hoos ka dhegeyso warbixin uu Radio daljir ka diyaariyay.

One Response to Wararkii ugu dambeeyey ee gobolada Sanaag iyo Haylaan.

  1. Pingback: Wararkii ugu dambeeyey ee gobolada Sanaag iyo Haylaan. - Daily Somalia Report