WARAYSI/ AQOONYAHAN IBRAHIM SH MAXAMED(GABLAX) AYAA KA WARAMAY SIDA UGU HABOON EE LOO HELI KARO BAARLAMAAN SAXA SOMALIYA

Filed under: Dawlad-Wanaagga,Golaha 1960,Important News,Wararka |


Waraysigan uu aqoonyahan Ibrahim Sh Maxamed Xasan (Gablax) siiyey golaha1960 iyo websaydhada ay wada shaqeeyaan ,wuxuu kaga waramay ururo ka dhisan dalka dibadiisa oo ilaalinta DEEGAANKA SOMALIYA wax badan ka qabtay oo uu ka mid ahaa.Sidoo kale wuxuu ka waramay isku darka ururadu faaiidada balaaran ee ay keenaan,ugana wanaagsan tahay in mid waliba goonidiisa u taagnaado.

Sidoo kale Aqoonyahan Ibrahim Sh Maxamed Gablax wuxuu bulshada Somaliyeed u soo bandhiga dariiqada ugu fudud uguna haboon ee ay ku dhisan karaan Baarlamaan saxa iyadoo la raacayo tira koobka dadka iyo arimo badan oo kale ha ahaado mid federal ama deegaan.

Weriye Dhegood.