Waraysi Madaxwaynaha Puntland Gaas uu arrimo badan kaga hadlay sida Khilaafkii Galmudug iyo Puntland

Filed under: Wararka |

Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, madaxweynaha Puntland ayaa maanta marti ku ah barnaamijka Martida Makrafoonka.

Dr. Gaas ayaa qeybta hore ee barnamaijka uga hadlaya dareenkiisa ku aadan maalinta ciidda iyo sida uu u dabaaldego ciidda, sida ay tahay jadwalka shaqo maalmeedkiisa, wuxuu qabto markii fasaxa yahay, isticmaalka baraha bulshada, sida Facebook/Twitter iyo waliba suugaanta uu xiiseeyo.

Madaxweyne Gaas, wuxuu sidoo kale qeybta danbe ee barnaamijka uga hadlayaa arrimo ay ka mid yihiin, qabsashadii Puntland ay qabsatay Gal-gala, muranka garoonka diyaaraha Gaalkacyo, aragtida Puntland ee maamul-u-sameynta gobollada dhexe iyo xiriirka Puntland iyo dowladda Dhexe.

[audio:http://av.voanews.com/clips/VSO/2014/10/04/cf1c1df8-21f5-433f-b88c-c9a7b572010f.mp3]

Ama Moobiilkaaga ka dhegeyso