Nicholas Key oo la waraystay (Dhegeyso)

Filed under: Wararka |

(VoA)Magaalada Copenhagen ee dallka Denmark waxaa berri ka furmaya shirka Iskaahsiga Caalamiga ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Beesha caalamka ee ku saabsan Hiigsiga Cusub ee sannadka 2016-ka.

Kulankan waxaashir guddoomin doona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana shirku uu socon doonaa maalmaha Arbacada iyo Khamiista.

Shirkan ayaa haddaba imanaya xilli ay xiisad siyaasadeed ka taagan tahay magaalada Muqdishu oo u dhhaxaysa Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha.

Haddaba muhiimadda shirkaasi iyo khilaadka ka dhex taagan madaxda Soomaalida ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Nick Kay.
Nicholas Kay
Hoos ka dhagayso waraysiga.

Waraysiga Amb Nick Kay
[audio:http://av.voanews.com/clips/VSO/2014/11/18/08c91989-b20a-48c2-8428-d5186a97ba8d.mp3]

Ama Moobiilkaaga ka dhegeyso