warbixin cawaaqibxumada ka dhalankarta gardarada Beesha isaaq ee deegaanada Daaroodka, iyo dagaal daba dheeraada oo Isaaq iyo Daarood dhexmara oo Bilaabankara

Filed under: Wararka |

Siyaasiyiinta Beesha Isaaq ayaa noqday Dulaaliin u shaqeeya Gacmo shisheeye si Soomaalida loo kala Qaybsho oo loo bahdilo, waana sababta Keenyaatigii ay Dadkii Soomaaliyeed ee Sharafta lahaa u bahdilayeen.

Beesha Isaaq ayaa Itoobiya iyo Ingiriiska ka dhaadhicisa in Beesha Daarood ay degaan dhulka ugu balaaran Soomaalida ayna muhiim tahay in lakala Qaybsho, Si Markaas aynan Ethiopia dib danbe Soomaaliya in dhib uga yimaado uga walwalin, waa in Beesha Daarood lakala qaybsho oo Warsangali iyo Dhulbahante Isaaq la hoosgeeyo, arrinkaan oo ay kula safanyihiin Qaar kamida Siyaasiin Ethiopian ah, iyo Qaar kamida siyaasiin Reer Galbeeda, waana sababta 24-kii sano ee u dabbeeyay lacagaha Un-ta ee deegaanadda Dhulbahante iyo Warsangali wixii lowgu tala galay loosoo marsiin jiray Hargaysa, xitaa iyadoo un-tu ay ka warhayso in maleeshiyada Beesha Isaaq xoog ku haysteen Laascaanood ayay hadana lacagta Hargaysa Un-tu u marsiin jireen.

Horgalayaashii lasoo hormariyay maanta ee Taleex Qabsaday lacagaha lasiin jiray waxaa bixinjiray Un-ta waayo xageebuu Siilaanyo ka keenayaa waxaasoo lacaga, hoos kadaawo ciidankii Fiqi Fuliye ee 700 ahaa ee Mushaarka uu Siilaanyo u qoray, xagee waxaasoo lacaga Siilaanyo ka keenayaa
hoos kilig garee oo kadaawo
http://www.youtube.com/watch?v=6Jg5XKxXi0s

Halkaan ka dhagayso Siyaasiga reer Maakhi Axmed Casharo oo arrinkaas ka hadlaya
spy
Hadaba Muxuu dhalinkaraa Gardarada ay Beesha Isaaq in Mudo ahba hoosta ka riixaysay.

Horay baa Soomaali ugu maahmaahday nin aan shantaadu ka celin sharci kaama reebo, dabcan hada Beesha Isaaq waa in ay u diyaar garawdaa dagaal daba dheeraada oo Soomaali meeshii ay joogtay kasii hoos mariya, waayo hada waxaad mooday in ay Soomaalidii dhanka Horumarka usoo jeensanaysay, qabyaaladii sii yaraanaysay.

Waana sababta Siyaasiyiinta Beesha Isaaq oo u adeegta Gacmo Shisheeye ay hada dagaaladii Sokeeye iyo Deegaan reera leeyihiin oo xoog lagu qabsado sanada 2014 ugu dhiiradeen.

Horaa Qamaan Bulxan oo ugaadeena u yiri

Iidoor Dir weeyee hadduu duulan soo kiciyo
Dunji Habar Magaadluhu hadduu dabarka soo gooyo
Dunbuq iyo rasaastana hadduu debecsanuu siiyo
Horta yaa la da’a wayla yaab dawyadaad xuliye

Hada Beesha Daarood marna kayeeli Mayso Beesha Isaaq duulaanka gardaradaa ee ay maalinwalba ku dhibaataynayaan deegaanada Beesha Doorood, oo ay ugu danbaysay dagaalkii gardarada ahaa ee maanta lagu barakiciy maatada reer Taleex.

Deegaanada Daarood Beesha Isaaq hadaanay nabad uga kicin, dabcan wixii cawaaqibxumo ee Soomaali gaara oo maantay ruux Soomaaliyeed lagaarsiiyo iyagaa kamasuula.

Dhanka kalena dad baddan baa aaminsan in Beelaha Isaaq ay baryahaan dhexdooda siyaasadii meel xun ka maraysay oo waliba sidaas awgeedna si ay cadowkale u samaystaan oo mushkiladii haysatay iyaga ay Beesha Daarood ugu soo wareejiyaan, ayay weerar ku ekeeyeen dad maata ah oo degaanadooda iska jooga, bal gardarada intaas le eg, ” War hoy bal gardaradaas eega”

WAR DHAAXAABA CAKAARUU IMAN
CALI kHALIIF GALAYDH AYAA MARKUU RAYSAL WASAARAHA AHAA KOOXDII CABDIQAASIN UGU HAMJABEEN CIRKAAN KUGU SOO DUMINAYNAA, MARKAAS AYAA GALAYDH LAGA WARAYSTAY BBC WUXUUNA KU JAWAABAY.

“HADII CIRKU SOO DUMO CABDIQAASINOW, MEESHAAD CIRKA KA GASHAAN BAAN ANNA KA GALAYAA CIRKA”

HADA BEESHA ISAAQ MUDAA LAGA WAAYAY WAR QABYAALAD MEEL LAGUMA GAARO, WAR TUULO REER LEEYAHAY OO DHOWR TIGNIKO AH LAGU WEERARO BEESHA CAYR BAA HORUMAR KU GAARI LAHAYD

WAR ITOOBIYAAN LOOSHAQEEYO OO XOOGAA TIGNIKO AH LAGA SOO QAATO, ILLAA JAMHADADII SSDF, ILLAA TII SNM, ILLAA TII CAYDIID, WAXAAS OO DHAN BAA HORUMAR KA GAARI LAHAA EE ITOOBIYAAN MARKUU DANTIISA KAA GAARO AYUU KU TUUURAYAA

AMAA LAGUU QAATAY WALAALKAAGA SOOMAALIYEED CID KUU DHAANTA MALAHEE IN AAD ISAGA LA HESHIISO, IN AAD QABYAALADA AAD SOOMAALIDII KALA QAYBYAALADAYNAYSID JOOJISO

IN AAD ISAAQOW DEEGAANADIINA KU EKAATAAN, OO ISKA DAYSAAN HORGALAYAASHAAN AAD SOO ADEEGSANAYSAAN IYO MALEESHIYO BEELEEDYADA BEESHA ISAAQ EE AAD SOO MARIN HABAABINAYSAAN

SOOMAALI WANAAGAY ISAGA DAYATAA, XUMAANTANA WAA ISAGA DAYATAA

MAANTA MARKAAD DADKA BARTAAN QAABKA ITOOBIYAANKA WARARKA LOWGU GEEYO, QAABKA HORGALAYAASHA LOO SAMEEYO, QAAABKA DEEGAANADA BEELAHA KALE LOWGU DUULO, IDINKANA WAA LA IDINKA BARAN HODHOWNA DEEGANADIINAA COLAADU IDINKUGU IMANAYSAA, MEESHAAD CIRKA IYO ITOOBIYAANKA KA GASHAANA WAA LAGA GALAYAA.

MAKU TUSAALE QAADAN WAYDAY AAWAYE WIILASHII BEESHA CAYR EE LABADA WABI DHEXDOODA KU LABA DIGLAYN JIRAY, XAGEE KU DANBEEYEEN.

2014 BEESHA ISAAQ WAXAY XOOG KULA WAREEGTAY TALEEX.