warbixin Lagu Cadeeyay In Cali Khaliif Heshiis La Galay 7 Sano Ka Hor Itoobiya Iyo Somaliland Oo Qorshuhu Ahaa In Khaatumo Somaliland La Raaciyo (Khiyaanadii Abid Ugu Waynayd)

Filed under: Important News,Wararka |

Waxwalba waxaa ka darran waqtiga uu Cali Khiyaano ka dhummiyay malaayiin Soomaaliya oo intaas qaar u dhagtaaga, qaar uu lacago ka uruursaday, qaar uba geeriyooday, qaar deegaanadoodii laga barakiciyay.

Horay ayaan P/O ugu sheegnay Xagla Toosiye in uu uunan wax danbiya lahayn, waayo markasta warkiisu waa cadaa, marna ssc baa daacad ka ahayd, markii danbana Somaliland buu ku biiray, markaas wax danbiya ma laha waa nin warkiisu cadyahay cidna ma khiyaamin, beena uma sheegin.

Hase yeeshee waxaa 100% Siyaasiyiin badan oo madaxda reer Somaliland ah cadeeyeen in Cali Heshiis lagalay Madaxda Somaliland ka hor inta aan Khaatumo iyo shirkii taleex la qaban, waxaana la sheegay in Itoobiyana ka warhaysay.

 

(Video) Halka Ay Ku Baxday Kumanaan Kun Dollar Oo Shacabka SSC Laga Qaaday….

2 Responses to warbixin Lagu Cadeeyay In Cali Khaliif Heshiis La Galay 7 Sano Ka Hor Itoobiya Iyo Somaliland Oo Qorshuhu Ahaa In Khaatumo Somaliland La Raaciyo (Khiyaanadii Abid Ugu Waynayd)