warbixin Lagu Cadeeyay In Cali Khaliif Heshiis La Galay 7 Sano Ka Hor Itoobiya Iyo Somaliland Oo Qorshuhu Ahaa In Khaatumo Somaliland La Raaciyo (Khiyaanadii Abid Ugu Waynayd)

Filed under: Important News,Wararka |

Waxwalba waxaa ka darran waqtiga uu Cali Khiyaano ka dhummiyay malaayiin Soomaaliya oo intaas qaar u dhagtaaga, qaar uu lacago ka uruursaday, qaar uba geeriyooday, qaar deegaanadoodii laga barakiciyay.

Horay ayaan P/O ugu sheegnay Xagla Toosiye in uu uunan wax danbiya lahayn, waayo markasta warkiisu waa cadaa, marna ssc baa daacad ka ahayd, markii danbana Somaliland buu ku biiray, markaas wax danbiya ma laha waa nin warkiisu cadyahay cidna ma khiyaamin, beena uma sheegin.

Hase yeeshee waxaa 100% Siyaasiyiin badan oo madaxda reer Somaliland ah cadeeyeen in Cali Heshiis lagalay Madaxda Somaliland ka hor inta aan Khaatumo iyo shirkii taleex la qaban, waxaana la sheegay in Itoobiyana ka warhaysay.

 

(Video) Halka Ay Ku Baxday Kumanaan Kun Dollar Oo Shacabka SSC Laga Qaaday….

2 Responses to warbixin Lagu Cadeeyay In Cali Khaliif Heshiis La Galay 7 Sano Ka Hor Itoobiya Iyo Somaliland Oo Qorshuhu Ahaa In Khaatumo Somaliland La Raaciyo (Khiyaanadii Abid Ugu Waynayd)

  1. Majeerteen hadii Dhulbahante uusan Rabin Puntland ma waalashaa? Viva Khaatumo State. Xafidulah Madaxwayne Dr. Cali Khalif Galayr.

    Puntland waa Bari,Nugal iyo qayb Mudug ah. Iimaansada. Khaatumo State baa intii kale goosatay. Ku farxa Nacalatu Puntland. Masayrku waa wali cas.

    Ahmed Shirshoore
    February 12, 2018 at 5:36 pm
    Reply

  2. war kaagan leh masayr maxaad haysataa oo lagaga masayraa adiga oo cayr ah oo aan ku leenahay iska daa baryada iidoor oo gunimada ah miyaad ka dhigtay masayr waxaa la yidhi lax dhukani abaar ma oga waxba ma ogid aduunyada wax lakala macaashaayo lama socotid hadal waxaad ka baratay viva khaatumo xagay ku nooshahay khaatumada aad sheegaysid waa khaatuma seeg oo cali khalif ayaa hoosta kala galay iidoor markii dambana waa cararay oo maraykan ka soo jeestay hada ayuu leeyahay WAR HOOY QALADE HA KU DHACDEE oo isimadiisii ceebaynayaa ma kaas ayaa dad ku sheegaysaa UF OO UF.

    ahmed
    February 13, 2018 at 1:30 am
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *