Warbixin: Xaaladda Caafimaad ee Fiqi Bashiir Cabdulle Cusmaan Oo Hadda Ku Sugan Sweden

Filed under: Wararka |

fiqi Bashiir Cabdulle
Wakiilka Dowlada Puntland ee Dalalka Scandanevianka Dr Baydhabo ayaa warbaahinta Puntlandobserver uga warbixiyay xaaladda caafimaad ee Fiqi Bashiir Cabdulle Cusmaan (Fiqiga Beesha Reer-Xirsi/Cumar Maxamuud).

Dr Baydhabo oo maalmahaanba aad uga waxhayay xaaladda Fiqi Bashiir ayaa sheegay in Fiqi Bashiir uu in muddo ahba xanuunsanaa isla markaana dalbanaya in dhammaan umadda Soomaaliyeed ay usoo duceeyaan.

Illaahay ha caafiyo Fiqi Bashiir, waa nin daacadnimo iyo wanaag iyo sadaqaysi lagu xanto.

One Response to Warbixin: Xaaladda Caafimaad ee Fiqi Bashiir Cabdulle Cusmaan Oo Hadda Ku Sugan Sweden

  1. Pingback: Tacsi: Fiqi Bashiir Cabdulle Cusmaan Oo Goor Dhawayn Stockholm Ku Geeriyooday | Puntland Observer