Warbixin Xasaasiya Dekadda Gwadar ee uu China Ka Dhistay Pakistan Oo Khatar Ku Ah Suuqa Dubai (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

gwadar pakistan china port

Dalka Imaaraadka ayaa in muddo ah kaligi iska dhuuqayay suuqa faa-iidada ballaaran leh ee dekadaha, waxaadse mooddaa hadda in ay dalal badan ku dayanayaan, oo hadda ay dalal badan samaysanayaan dekado, taasi oo dhaqaalihii badnaa ee ay Dubai ka helijirtay.

Warbixintaan hadday dhab noqoto, ayaa waxaa imanaysa wel wel in dalalka khaliijka ay Soomaaliya Ethiopia u adeegsadaan taas oo dhibkeeda leh.

Waxaana wanaagsan in aynan Soomaalidu dhex dabaallan siyaasadaha xasaaiyadda leh iyo qulquladaha oo illaa xad ka dheeraadaan wixii qulqulad hoosta ku wata, ee taa badalkeeda siyaasad dhexdhexaada lagu socdo oo qunyar socoda.

Hadaba daawo warbixintan xasaasigaa oo arrinkaas laga diyaariyay.