Wasiir Ku Xigeenada DFS Iyo Beelaha Qabiilada Ay kasoo jeedaan

Filed under: Wararka |
  1. Xildhibaan Cismaan Aadan Dhuubow, Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, Daarood, Bartire.
  2. Cabdullaahi Shiikh Cali Qaloocow, Wasaaradda Maaliyadda, Hawiye, Dagoodi.
  3. Xildhibaan Cabdulaahi Colaad Rooble, Wasaaradda Gaashaandhigga, Beesha Shanaad, Jareer Weyne.
  4. Xildhibaan Feysal Cumar Guuleed, Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare, Gudabiirsi.
  5. Xildhibaan Fahmo Axmed Nuur, Wasaaradda Qorsheynta , Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Beesha Shanaad.
  6. Xildhibaan Cisman Maxamed Cabdi (Daalo) Wasaaradda Dakadda Iyo Gaadiidka Badda, Ujaadeyn.
    1. Xildhibaan Xirsi Aadan Rooble, Wasaarada Gadiidka cirka iyo dhulka, Hawiye, Habargidir, Saruur.
    2. Xildhibaan Jamaal Xasan Ismaaciil, Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dhib u dhiska, Isaaq, Arab.
    3. Xildhibaan Cabdikariin Khaliif Dalac, Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Hawiye, Habargidir, Sacad, Reer Jalaf.
    4. Xildhibaan Xuseen Cusmaan Xuseen , Wasaaradda Caafimaadka Digil Iyo Mrifle
    5. Ciise Wehliye Maalin, Wasaaradda Cadaaladda, Hawiye, Murusade.
    6. Xildhibaan Cabdicasiis Carmaan , Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha, Beesha Shanaad, Carab Soomaali.
    7. Xildhibaan Cilmi Cumar Ceynsane, Wasaaradda Gargaarka  iyo maareynta Musiinooyinka
    8. Xildhibaan Axmed Cumar Islow, Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga, Hawiye, Wacdaan
    9. Xildhibaan Ibraahim Yarow Isaaq, Wasaaradda Batroolka iyo Isgaarsiinta , Mirifle/ Garwaale
      1. Xildhibaan Xaamud Cali Xasan, Wasaaradda Beeraha, Dir, Ciise.
      2. XIldhibaan Dr. Xuseen Cabdi Cilmi, Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Beesha Dir, Faqe Cumar
      3. Xildhibaan Samra Ibraahim Cumar, Wasaaradda Haweynka iyo Xuquuqul Insaanka, Mirifle, Disow.
      4. Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Abshirow,  Wasaaradda Kullumeysiga iyo Kheyraadka Badda, Biyamaal.
      5. Xildhibaan Cismaan Libaax Ibraahim, Wasaaradda Korontada iyo Biyaha , Mirifle, Gawabweyn.
      6. Xildhibaan Cabdinaasir Saciid Muuse, Wasaaradda Amniga Gudaha, Majeerteen, Sawaaqroon.
      7. Xildhibaan Xaaji Cali Sh. Maxamed Nuur, Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka , Digil, Shanta Caleemood
      8. Xildhibaan Cabdiraxmaan Iidaan Yoonis, Wasaaradda Warfaafinta, beesha Makaahiil (Sacad Muuse)
      9. Xildhibaan Maxamed Khaliif Diiriye Shaakuud, Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha , Ajuuraan
    1. Mukhtaar Mahad Daa’uud, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ogaadeyn, tala-muge/cabdalle
    2. Maxamuud Cabdulqaadir Warsame , Wasaaradda Batroolka iyo macdanta, Mareexaan.

One Response to Wasiir Ku Xigeenada DFS Iyo Beelaha Qabiilada Ay kasoo jeedaan

  1. Pingback: Beesha Wacbuudhan/Galmaax Yoonis Oo U Hanjabtay Xukuumadda Khayre (Akhri Fallanqaynta) | Puntland Observer