Waxgaradka Beesha Harti ee Finland oo ka shiray sidii xal lowgu hellilahaa Dagaaladii Qorilay iyo Jalam (Sawirro)

Filed under: Important News,Wararka |

Waxgaradka iyo Odayaasha Beesha Harti ee Finland ayaa maanta si deg degga uga kulmay falkii xumaa ee dadka walaaha ah ee reer Qorilay iyo Jalam .

Inkastoo ay dhamaan shacabka Soomaaliyeed ka xumaadeen daadashada dhiigga shacab ehelkaa oo deegaan wadaagga ayaa hadana waxay si gooniya ugasii damqaday dadka kasoo jeeda deegaanada ay colaaddu ka dhacaysay intii muddo ah.

Intii aannu shirku billaaban ayaa si hoose la isaga waraystay bal sida arrimahaan u dhacaeen iyo cidda ku lug lahayd iyo waxa sababay, waxaana dhamaan waxgaradkii Goobta joogay ay isku raaceen, in arrinkaan ay wadaan niman siyaasiinna oo dana gaara leh oo is qarinaya, oo markaas adeegsanaya dadka masaakiintaa ee xoolo dhaqatadaa.

Waxayna waxgaradka Harti ee Finland soo jeediyeen shacabwaynaha Beesha Harti meel walba ee ay joogaan Gude iyo Dibadba in ay arrinkaas xal u helidiisa u kacaan oo aan kaliya siyaasiyiinta lagu hallayn.

Goobta ayaa waxaa ka hadlay
Axmed Cali Bato
Cabdiqani Ducaale
Muuse Seeraar.
Maxamed Axmed Siisow
Maxamuud shiinlane
Cabdirisaaq Nuur Cawl (Dhalac)

Waxaa kaloo Goobta joogay
Cali Maxamuud Saleemaan (Cali wayne)
Jaamac Jaawali
Cabdirisaaq Bulxan
Ibrahin Sh Maxamed Gabla
Haashi Maxamed
Wacayd Maxmuud Ilfur
Cabdulqaadir Kobra
Maxamed Cismaan Gardhuub
Cismaan
Maxamed

Iyo rag kale oo farabadan oo Goobta yimid

Codadka dib baan idinkaga soo gudbindoonnaa Sawirada Hoos ka eegga
Sawirrada Hoose

Cali Bato Siisow
Beelaha Hartiga Finland oo ka hadlay shirka qorilay

Beelaha Hartiga Finland oo ka hadlay shirka qorilay2

Beelaha Hartiga Finland oo ka hadlay shirka qorilay3

Beelaha Hartiga Finland oo ka hadlay shirka qorilay4

Beelaha Hartiga Finland oo ka hadlay shirka qorilay5

Beelaha Hartiga Finland oo ka hadlay shirka qorilay6

Beelaha Hartiga Finland oo ka hadlay shirka qorilay7

Beelaha Hartiga Finland oo ka hadlay shirka qorilay9

Beelaha Hartiga Finland oo ka hadlay shirka qorilay10

Beelaha Hartiga Finland oo ka hadlay shirka qorilay11

Beelaha Hartiga Finland oo ka hadlay shirka qorilay12

Beelaha Hartiga Finland oo ka hadlay shirka qorilay13

Beelaha Hartiga Finland oo ka hadlay shirka qorilay14

Beelaha Hartiga Finland oo ka hadlay shirka qorilay4

Axmed iyo Cali