Waxgaradka iyo Culamada Gobalka Sool oo ka damqaday dagaaladii Qorilay (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

Maalinta ay xaaladdu adkaato ayaa lakala bartaa Dadka, iyo ruux walba waxa uu yahay, waxaana si fiican loo kala bartay dad badan oo kasoo jeedda deegaanada ay colaaddu ka dhacday waxa ay ahaayeen.

Ruuxa dunta wanaagsanaa oo ehel ahaa aad buu uga damqaday dadka ehelkaa ee colaaddu kala gaadhay, Ruuxuu daniiste ahaana waa uu ku farxay, waxa uunna u adeegsaday siyaasadiisii iyo Damaciisii.

Hadaba Culumada laascaanood illaahy khayr ha siiyee si fiican bay uga damqadeen wixii dhacay Hoos ka daawo Shirkooda jaraa-id