Waxgaradkii Puntland lagu laayay 56 kamid ah magacyadooda iyo goobta iyo taariikhda (Akhri adaa arkaya in si gooniya hal beel oo beelaha Soomaaliyeed ka mid ah si gooniya loo bartilmaameedsaday)

Filed under: Important News,Wararka |

Liiska Marxuuminta Puntland Lagu Diley.

qabyaaladscales-of-injustice
Inta badan marka la doonayo in lagumeeyo umad meel degan ama la boobbo, waxaa laga laayaa haldoorka si markaas maxaasta loo ogolaysiiyo wixii laga damacsanaa.

Waxaa ay dad badan iswaydiin doonaan sababta beeshaan loo bartilmaameedsanoyo oo haldoorka looga laynayo, iyadoon beelaha kala sidaas loo danaynayn.

1 – Suldaan Ciise Xasan Cumar, taarikhda la dilay November 21, 2010 Bossaso

2 – Nabadoon C/risaq Maxamud Guhaad Taarikhda la dilay sanadk 2009 Galkacayo

3 – Nabadoon Cali Kacaan Taariikhda la dilay February 2009 Galkacayo

4 – Nabadoon Nuur Xirsi Osman (Nuur-Waal) Taar. la dilay March 30, 2011 Galkacayo

5 – Nabadoon Salah Abdisalaam Ahmed Taar. dilay April 2011 Masjidu/ Raxma Bosaso

6 –Nabad. Sacid Cumar Hassan (Kaashawiito) Taar. dilay April Masjidu/ Alrashiid/Bosaso

7 –Nabad. Ahmed Salad Caynab ( Guddoomiyihii Guddigii Nabdagelyada Gob/Bari), Taarikhda la dilay March 28, 2011, Bossaso

8 – Nabd. Hussein Ali Dude ( Guddoomiyihii Guddigii Nabdagelyada Gob/Mudug), Taarikhda la dilay March 2011 Galkacayo

9 – Nabadoon Adan Farax Dheere Taarikhda la dilay Nov 19, 2012 Galkacayo.

10 – Nabad. Abdulahi Mohamed Hassan Samantar(Farey) iyo walaalkiis Cisman Mohamed Hassan Samantar (same evening) Taarikhda la dilay July 29, 2012 Galkacayo.

11-Was/Warfaafinta Warsame Abdi Shirwac (Seefta Banaanka) Taariikhda la dilay Augusto 5, 2009 Galkacayo

12– Gudoomiyihii Gob/ Karkaar Yaasiin Siciid Hussein Nuur-Dhegey Tarikhda la dilay April 27, 2009 Dhudhub, Gob/ Karkaar

13- Gudoomiyihii Maxkamada Darajada 1AAD ee Gob/Bari Sheikh Mohamed Abdi Aware, Taarikhda la dilay November 11, 2009 Bossaso

14- -Gudoomiyihii Maxkamadda/ Racfanka Gob/Mudug Sheikh Hussien Mohamed khaliif, Taarikhda la dilay Feberuary 8, 2011 Galkacayo.

15- Xeer-Ilaaliyihii Gob/ Mudug abdulqadir Jamac-Nugal (Caato) Taarikhda la dilay Janauary 25, Galkacayo.

16 – Xeer – Ilaaliyihii Gob/Mudugh Mahamud Aw-Muuse Geelle (Timajilic) , Taarikhda la dilay June 27, 2011 Galkacayo

17- Xeer- Ilaaliya Gob/Bari Ali Jamac Qalas Taarikhda la dilay June 12 2012 Bosaso

18- Xeer – Ilaaliye, islamarkaasna ahaana Taliya ku-xigeen “Akdeemiyada Ciidanka Police-ka Carmo” Col. Abdulahi Salax Shirwac, Taarikhda la dilay Nov 30, 2010 Bosaso

18- Xildhibaan Ibrahim Cilmi Warsame (Cilmi-gaab) Taarikhda la dilay November 12, 2009 Garowe “Wuxuu ahaa, Xildhibaan/qareen u dooda Xuquuqda Aadanaha guud ahaan islamarkaasna ka mid ahaa Guddiyada Golaha Shacabka ee Puntland.”

19-Xildhibaan Mahamud Abdi Jibriil (Daqare) Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka (Parlamank) Puntland, Taarikhda la dilay January 19, 2010, Bossaso

20-Xildhibaan Abdulahi Ali Karad , Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka (Parlamank) Puntland, Taarikhda la dilay bishii January 5, 2010 Bossaso

21- Xildhibaan Cabdirahman ahmed Haji (kudho) Taarikhda dilay …. Galkacayo

22-Xildhib. C/qaadir Sheikh Mahamud (Sheybe) Taarikhda la dilay Aug 6, 2012 Garo

23- Xeer-Ilaaliyihii Gob/Mudugh Col. Bashir Abdi Garas, Taarikhda la diley…….2012 Galkacayo

24- G/sare Muse Axmed Salah: Taliyihii Ciidanka Booliska Puntland (shaki baa ku jira dilkiisii) Aug 5, 2009 Garowe

25- Col. Xirsi Jamaac Dhenged (CID) Qaybta Ciidanka Sirdoonka Puntland, Taarikhda la dilay Aug 27, 2011 Garowe.

26 -G/sarre Yasin Ahmed Sanwayne Taliyihii Ciidanka Sirdoonka, Taarikhda la dilay April 2009 Galkcayo

27 – G/sare Warsame Yusuf Ahmed (Yey), Taliyihii Bembi Barista (CID), Taarikhda la dilay December 1, 2010

28- G/sare Husen Ali Farah, Taliyihii Saldhiga Xaafadda/Baalade, Taarikhda la dilay December 10, 2010 Bossaso.

29 – G/sare Ahmed Hassan Haji (Dhoonge), Taliyihii Saldhiga Xaafadda/Biya-kulule, Taarikhda la dilay September 5, 2010 Bossaso

30 – G/sare Ahmed Jamaac Salah Sarkaal Ka-tirsanaa Ciidanka Booliska ee Puntland , Taarikhda la dilay December 2, 2010 Garowe

31 – G/sare Mukhtaar Sheikh Ali Taarikhda la dilay April 22, 2011, Garowe

32 – G/sare Mahamed Muse Ilkadheere: Taliyihii Ciianka Darawiishta Puntland ee Gobolada Mudugh iyo Cayn, Taarikhda la dilay Sep 3, 2011 Galkacayo

33 – Mohamed Yassin Ilka-case: Agaasimihii Guud eeHay’adda PDRC, Taarikhda la dilay April 2011 Garowe

34 – Sheikh Ismail Haji Hussien Agaasimihii Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta ee Puntland, Taarikhda la dilay April 16, 2011 Galkacayo

35 -Adullahi Mahdi Hassan (Sayidka) Guddoomiyihii Ururka Ardayda Soomaliyeed, Taarikhda la dilay January 31, 2010 Bossaso

36 – Osman Abdidahir Mahamud (Coor-coor) Taliyihii Qaybta ee Gob/ Mudug, Taarikhda la dilay December 12, 2009

37-Axmed Jama Salah (Ratey), Taliyii hore ee Qaybta ee Gob/ Nugaal, Taariikhda la dilay December 2, 2010 Burtinle

38- Abdulahi Salah , Taliye/xigeenkii Gob/Nugal, Taarikhda la dilay July 3, 2012

39 -. Ganacsade Hassan Ahmed Ali, Taariikhda lagu dilay Galkacayo……..

40 – Ganacsade Mohamed Cumar Gurey, Taarikhda la dilay April 27, 2011 Galkacayo.

41- Ganacsade A/salan Warsame Aw-Mahamud, Taarikhda la dilay May 14, 2011 Bos.

42 – Ganacsade Abdinuur Salah Dhiidhix, Taarikhda la dilay May 16,2011 Bosaso

43 – Ganacsade Dr Ali Jamac Biixi Xanaf (Janogale), Taarikhda dilay July 9, 2009 Galk.

44- Ganacsade Cumar Aw-Muse Mahamed, ka-mid ahaa masuuliyiintii Shirkada Red Sea, Taarikhda la dilay June 20, 2011.

45 – Ganacsade/Guddoomiyihii hore ee degmada Ufayn/Bari Shire Siciid Osman

(Shire-Walbaq), Taarikhda la dilay May 14, 2011

46- Ganacsade Mahamud Sheikh Osman(Dheere), Taarikhda la dilay October 8, 2009 Galkacayo.

47 – Prof. Dr Sheikh Ahmed Haji A/rahman: Asasayaashii Jaamacadda PSU (Wuxuu ahaa macalin “Professor” wax ka dhiga Jamacadda PSU), waxaa lagu dilay Bosaso December 5, 2011.

48 – Oday Warsame Yusuf Islaan “Cirfe “(Wuxuu ka-mid ahaa odayshii dhaqanka ee Gob/Mudug, Taarikhda la dilay January 3, 2011 Galkacayo .

49 -.Agaasime Sheikh Ismail Haji Hussien, Taarikhda la dilay 16 April 2011 Galkacayo

50 -Farah Jemis Abdulle wariye ka tirsanaa Idaacadda Radio-Daljir, Taarikhda la dilay May 2, 2012 Galkacayo.

51- Ali Ahmed Abdi, wariya, Taarikhda la dilay Marso, 2012 Galkacayo

52- Abdulqadir Yassin Jama, Madaxii Ha’yada PDRC (Galkacayo Branch, Taarikhda la dilay October 30, 2011 Galkacyo.

53 – Abdirahman Mohamed Abdulle, Guddoomiye/ Xafadeed, Taarikhda la dilay Feb 5, 2012 Galkacayo.

54- Xawo Faahiye Xaaji Aden, Guddoomiyihii Xaafadda/ Baalade, Taarikhda la dilay…. Janauary 12, 2010 Bossaso.

55- Col. Jamac Nur Carshe Cali Xagar, Taliyihii Qaybta Miino-Baarka ee Ciidamada Puntland Taariikhda la diley ……2012, Bossaso

56. ( G/le Abdisalam Ali Saylaan ( dambi baare) assassinated in Gaalkacyo, 26 June, 2011)