Wiil Somali Ah Oo Hindisay Somali Camel Meat Burger In USA Oo Taajiray-

Filed under: Important News,Wararka |

Dr Baydhabo Wakiilka dalalka Scandanevianka ee Puntland ayaa P/O soo gaarsiiyay warbixintaan si Ay Soomaalidu uga tusaale qaataan wiilkaas Soomaaligaa ee fikirkaas la yimid aynan dhammaan umadaha caalamka ku nool horay u garan maasha allaah.

Wiilka soomaaligaa ee hlibka geela ka sameeyay Humbergerka ayaa hadda ku dhaw in uu ku biiro taajiriinta caalamka, maadaama hillibka geela uunan lahayn dux.

Fikirkaas sidaas u yar aynan malaayinta caalamka ku nool horay u garan
Hambalyaan leenahay wiilkaas