Wiil Yar oo 9 Jir ah Oo Caqlibaddan Oo Soomaali waxay Garan Waayeen Gartay, Wuxuu Yiri Dhammaan Dalalka Africa Soomaaliya Un Baa ay Ku Nool Yihiin Dad aad isugu Dhaw oo Wadaaga Diin, Luuqad, Arragti Hadana Maxay Galmudug Iyo Puntland Isku Dagaalayaan (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

Wiilkaas yar ayaa aad uga caraysay fursadda dahabigaa ee illaahay soomaali siiyay ee aynan haysan dalalka kale ee Qaaradda africa ku nool, waayo Ethiopia waxaa ku nool 80 Qowmiyadood, Kenya waxaa ku nool 70 Qowmiyadood, waa kala liiqado, waana kala diin, waana kala qowmiyado, laakiin Soomaali waa hal qowmiyad, diin, liiqad, isku arragti.

Hadaba wiilkaa yar waxaa uu aad uga xumaaday Galmudug iyo Puntland oo qabiil dartii isku laayay, oo qaxiyay wiilkan yar ayaydiis.

Waxaa warbixintaan P/O soo gaarsiiyay

Dr Baydhabo