Xaashi Furre Gurayga waxaa dhacay Madaxwaynaha walaalki, wasiirka Madaxtooyada Haysta iyo Muungaab (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

Xaashi Furre Darawalka Raysalwasaaraha Soomaaliya horayna u ahaanjirray Darawalkii Marxuum Siyaad Barre ayaa soo bandhigay qolka uu hadda ku jirro iyo wiilkiisa oo aan xitaa hal shaar wadan oo dhamaan wixii hanti guriga u tiillay har cad laga billiliqaystay.

Haashi ayaa sheegay in dadka Gurigiisa dhacayaa ay yihiin Madaxdii dalka, sida Madaxwaynaha Walaalkii oo uu Sheegay in Madaxwaynaha walaalkiis uu dhacay sagaal guri oo Liida ku yaal ee aynan ahayn sheeko cusub guryahaan magaca Madaxtooyada lagu dhacayo.

Hoos ka daawo.