Xasan Sheikh Oo kala Diray Markii labaad Gudigii Doorashada Ee Damul Jadiid

Filed under: Wararka |

Madaxwaynaha aan xishoon Mudane Xasan Sheikh ayaa markii labaad kala diray isku day Gudi Doorasho oo uu hab musuq maasuqa ku magacaabay.
Kala diristan ayaa timid intii lagu gudajiray shirkii Baydhabo

Waana markii labaad kadib markii uu Gudi Hore oo uu kasoo xulay ururkiisa Damjadiid uu soo xushay,
Madaxwaynaha aan dadkiisa ka xishoon ayaa 4tii sano ee uu madaxwaynaha ahaa waxaa shacabka Soomaaliyeed ay ahaayeen difaac aan kala joogsi lahayn kadib markii uu 4taa sano markasta la imanayay qorshe aan macquul ahayn oo aan marna loo dhamayn.

4tii sano ee uu Madaxwaynaha ahaa ayaa Soomaalida waxaa ku socday isku dayadii abid ugu xumaa ee ay marwalba isku dayayeen in ay ku maran habaabiyaan hanaanka dawlad nimo ee Soomaalida.

Arrinkaan kala dirirsta ayaa Soomaalida guul u ah.

2 Responses to Xasan Sheikh Oo kala Diray Markii labaad Gudigii Doorashada Ee Damul Jadiid

  1. Pingback: Xasan Sheikh Oo kala Diray Markii labaad Gudigii Doorashada Ee Damul Jadiid - Daily Somalia Report