Xasan Shiikh oo Ay Ka Caraysiiyeen Soomaalida Isticmaasha Baraha Facebuugga (Daawo Sawirka)

Filed under: Wararka |

Xasan Sheekh oo barta facebuugga aad uga xumaaday mucaaradada faraha badan.
xasan Sheekh uyo Facebook
Madaxwaynaha Soomaaliya Xasa Sheekh oo sida aan ku daabacnay Puntlandobserver 2013-kii in uu dhumiyay kalsoonidii shacabka aqoon yari awgeed, ayaa hadda markii uu galo baraha internetka ee Soomaalidu afkaaraha isku dhaafsadaan wuxuu ka waayay hal rUux oo wax taageero ah u haya, wuxuuna ka qaaday caro.

Laakiin horaan u sheegnay in uu jaaniskii soo maray aqoon yari awgeed uu iska dhumiyay, isagoo heley jaanis mar kusoo mar iyo taageero dhamaan soomaali wayn oo aynan jirin aduunka wax ka qaymo badan, ayuu Xasan Culusow taas ku badashay raadinta kalsonida jifida hoose iyo kooxyar oo dhawr qof ka kooban waa damjadiid waa maahmaahdii ahayd “DAMEER MALAB LASAARAA IN UU DAATO WAW HALLIS E”.

Hoos ka akhri maqaalkii aan daabacnay 2013 sanad kadib doorashadii la doortay xasan Sheekh ee aan sida xad dhaafkaa ugu faraxnay habeenkii la doortay oo farxad awgeed aan xitaa seexan waynay, laakiin noqday “LAMOOD NOQONSE WAA”

Madaxwayne Xassan Shiikh aqoon daro haysata Madaxda Afrikanka awgeed Jaaniskii soo maray kama faa iidaysan Markii ladoortay(Qormo muhima)