Xidlhibaano 100 Ka Badan Oo Xukuumadda Khayre ku eedeeyay in hanaankii awoodqaybsiga Aan lagu salayn Golaha wasiirada (Akhri sida beeluhu u kala helleen Golaha wasiirada)

Filed under: Wararka |

Gudoomiye Jawaari ayaa sheegay in 105 xikdhibaan ay mooshin toosin ama wax lagu saxayo ka keenneen soo magacaabidii golaha wasiirada Khayre.

Xildhibaanada ayaa ka cabanaya in Golaha wasiirada aan hanaankii awood qaybsiga loo marrin.
Warar si hoose p/o usoo gaaray ayaa sheegaya in xildhibaanda ay ka cabanayaan in
Golaha wasiirada sidan hoose lowgu qaybiyay beelaha.

Beesha Raysawasaaraha waxay golaha wasiirada ka helleen 17
beesha Daarood 13
Beesha digil iyo mirifle 13
beesha dir 15
Beesha shanaad 10

Xildhibaanada ayaa qaba in hanaankii awood qaybsiga beelaha la baalmaray

One Response to Xidlhibaano 100 Ka Badan Oo Xukuumadda Khayre ku eedeeyay in hanaankii awoodqaybsiga Aan lagu salayn Golaha wasiirada (Akhri sida beeluhu u kala helleen Golaha wasiirada)