Xigmad

Filed under: Aqoon-kororsi,Murtida Maanta,Wararka |

Xigmad

 

1.          Naf iyo jaarkaaga xurmee!

2.          Ehel iyo sokeeyaba xaqdhawr!

3.          Xaas iyo ubadba xannaanee!

4.          Dal iyo dadkaaga xafid!

5.          Xigso diinta Furqaan!

6.          Xaaraanta ka fogow!

7.          Xalaal-cune noqo!

8.          Xishoodka ku dadaal!

9.          Naftaada xakamee!

10.      Xan iyo ceeb ka dheerow!

11.      Xaq iyo caddaalad u hiili!

 

Summadlaawe