Xildhibaan Abshir Siciid Saalax Oo Kamid Ahaa Miskaxdii Ka Danbaysay Mooshinka Oo Ka Warbixiyay Waxa Mooshinka Keenay (Dhegeyso)

Filed under: Wararka |

Xildhibaan Abshir Siciid Saalax oo kasoo jeeda Gobalka Sanaag kana mid ahaa Gudigii baarlamaanka ee Amniga baarlamaankana hor keenay dooddii Amniga, isla markaasna kamid ahaa gudigii soo jeediyay mooshinkii lagu laalay Golihii wasiirada ayaa Radio Daljir warbxin dheeriya arrinkaas ka siiyay.

Xildhibaan Abshir Siciid: “Xukuumaddu Waajibaadkii loo Igmaday bay Gudan Weyday”