Xildhibaan Burhaan: Makiinadaha Boosaaso Lacagta Faalsada waxaa Saami Ku Leh Gudoonka Baarlamaanka, Iyo Ku Xigeenkiisa, Madaxwaynuhuna Waa La Ogyahay

Filed under: Important News,Wararka |

warshadda lacagta
Xildhibaan Burhaan oo Radio Daljir u waramay ayaa sheegay in makaanidaha Lacagta Faalsadaa Boosaaso markii la keennay ay dadkoo dhan wada ogaayeen oo waataan radio daljir u sheegay laakiin waxba lagama qaban oo dawlad iyo shacab lama dhegeysan, makiinadaha laascaanood bay yaalaan oo laga soo sameeyaa lacagta faalsadaa lamana qaban, oo laga keenay, koonfur baa lagu soo sameeyaa oo laga keenay, makiinad baa boosaaso la keenay oo aan idiin sheegnay in la qabto dadka makiinadda wata.
Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenkiisaa share, saami kuleh makiinaddaas, Madaxwaynuhuna waa la ogyahay.
Ganacsatada iyo dawladdu waa isla ogaayeen.
Dhegeyso.