Xildhibaan Cabdi Barre: Puntland 3 qodob oo dastuuriya inta xal looga helayo ka qayb galimayso shirka wadatashiga(Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

Xildhibaan Cabdi Barre ayaa u faahfaahiyay wariye Xasan Cadde Qodabada ay Puntland shuruudda uga dhigtay in ay shirka ka sii mid ahaato.
1) Gudigii Xuduuduha waxay ahayd in ay si wada jira u dhisaan Maamul Gobaleedyada iyo DFS.
2) Gudigii Doorashooyinka waxay ahayd in ay si wadajira u dhisaan Maamul Gobaldeedyada DFS
3) Dastuurku wuxuu qorayaa in ay maamul Gobaleed noqonkaraan 2 Gobol iyo bar iyo wax ka badan, marka Puntland Dastuurkay illaalinaysaa waayo hadaan xeer jajab waxwalba ku xalinno wax sharciya wixii noqonmayaan.

Qodabada Dastuurigaa ee la jabiyay waa ay badanyihiin ee kuwaan oo kaliya ma ahan

Daawo waraysiga oo dhameystiran