Xildhibaan CabdiBarre: Madaxtooyada iyo Xildhibaanada Taageersan Mooshinka Madaxwaynaha ayaa noo Hanjabaya (Dhegeyso)

Filed under: Wararka |

Xildhibaanadii diidanaa Mooshinkii RaysalWasaaraha lagu ridayay ayaa sheegaya in ay soo foodsaartay Hallis Nabadgalyo la aanneed, maadaama ay Hanjabaado kasoo gaarayaan Madaxtooyada iyo Xildhibaanada Taageersan Mooshinka RaysalWasaaraha ka dhanka ah.
xildhibaan Cabdi Barre
Hoos ka dhegeyso
[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/11/Xildhibaan-Cabdibarre-Khatar.mp3]

Ama Moobiilkaga ka dhegeyso