Xildhibaan Xoosh:Xukuumaddii Waxay gacanta u gashay Madaxwaynaha Dastuurkana waa ka soo horjeeddaa (Dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Xildhibaan Xoosh oo ka mid ahaa raggii soo saaray warmurtiyeedkii Midnimada Madasha oo aad lowgu faahfaahiyay fashilaadda ay Dawladda Xasan Sheikh Maxamuud ku dhexjirto.
Xoosh wuxuu sheegay in aan laga yeelayn waqti kordhin Dawladaan waayo waxbaba ma aynan soo qaban, haday calaa aqali wax un soo qaban lahaayeen waxay ku doodi lahaayeen intaa yar ee hawshii wanaagsnayd ee aan soo qabanay nooga dhiman noo kordhiya waqtiga aan dhamaystirnee, laakiin nin aan xumaan mooyee xalba wax shaqo wanaagleh aan samayn maxay tahay waxa waqti kale lowgu kordhiyaa
Xildhibaan-Xoosh
Si loogaaro Doorasho xor ah waxay ahayd in Dastuurka lagu dhaqmo, lagumana dhaqmin.
Waxaa waqtiga dhumiyay dagaal mar kasta ay Madaxtooyadu marwalba Raysalwasaarihii damca in uu qodabada dastĂșurka ku dhaqmo ay markaas xukunka uga tuuraysay.

Hoos ka dhegeyso