Xildhibaanda Galmudug oo Xukunkii ka Qaaday Cabdikariin Guuleed (Guul usoo hoyatay Soomaali oodhan iyo Xildhibaanadii U Horeeyay Oo La Xisaabtama Siyaasi Dayuusa)

Filed under: Important News,Wararka |

54-Xildhibaan ayaa u codeeyay in ay xilkii kala noqdeen C/Kariin Guuleed.

Waa markii ugu horaysay abid ee xildhibaano Soomaaliyeed la xisaabtamaan Madaxwayne.

Guul Xildhibaanada Galmudug.

Soomaaliya waxaa waalay Madaxwayne Masiirkii umadda booba siduu kaligiis leeyahay

2 Responses to Xildhibaanda Galmudug oo Xukunkii ka Qaaday Cabdikariin Guuleed (Guul usoo hoyatay Soomaali oodhan iyo Xildhibaanadii U Horeeyay Oo La Xisaabtama Siyaasi Dayuusa)

  1. Pingback: Xildhibaanda Galmudug oo Xukunkii ka Qaaday Cabdikariin Guuleed (Guul usoo hoyatay Soomaali oodhan iyo Xildhibaanadii U Horeeyay Oo La Xisaabtama Siyaasi Dayuusa) - Daily Somalia Report