Xisbiga Ucid oo Murun Culus ka jiro kadib markii Faysal Cali Waraabe uu isku sharaxayo Madaxwayne (daawo aflaam)

Filed under: Wararka |

Waxaa uu Khilaaf ka dhextaagan yahay Muran kulul Xisbiga Ucud, waxaana is casilay Musharaxii Madaxwayene ku xigeenka.

Warar hoose ayaa sheegaya in Faysal Cali waraabe uu doonayo in uu isku soo sharaxo ruuxa u xisbiga uga qaybgali doona tartanka Doorashada Somaliland sida Muuse biixi.

Arrinkan ayaa hadda dhaliyay muran siyaasadeed oo laba group ku dhisan

Hoos ka daawo Musharax ku xigeenkii xisbiga Ucud ee is casilay oo duraya Faysal Cali Waraabe.