Xog: China Oo Maraykanka Ku Leh Lcag Dayn Ah oo Gaaraysa 1200 Billion$, Kuna Khasbaysa China In Uu Difaaco Dhaqaalaha Maraykanka

Filed under: Important News,Wararka |

Dalka maraykanka ayaa dalal farabadan oo dunida ku yaal daymo uu daymiyay ku leh, laakiin dhanka kale Maraykanka qudhiisa waxaa lagu leeyahay daymo farabadan oo gaaraya illaa 20 Trillion$.

Hadaba daynta ugu badan ayaa waxaa kuleh China, dayntaas oo gaaraysa 1200 oo billion$.

Sababtaas oo China ku khasbaysa in uu ku dadaalo sidii dhaqaalaha iyo dalka Maraykanka uu u noqonlahaa mid xasilan si uu lacagtiisa uga helo.

Dhanka kale maraykanka ayaa ah dalka alaabaadka ugu badan ka iibsada China.

 

Hoos ka eeg warbixinta.

https://www.thebalance.com/who-owns-the-u-s-national-debt-3306124