Xog Xiriirka Ka dhexeeyay Daud Bisle Wasiirkii Hore Ee Macdanta Puntland Iyo DFS Iyo Xasan Khayre

Filed under: Important News,Wararka |

BEESHA DHULBAHANTE oo qaati ka taagan XASAN KHEYRE, Maxay tahay Heshiiska Xasan kala dhaxeeya Wasiirka Shidaalka Daa’uud Bisinle

Xasan kheyre dhalasha Norway haysta ayaa waxaa uu madax u ahaa norwegian refugee council (NRC) gaar ahaan Xafiiska NRC Nairobi,waxaana hoos imaan jiray Wadamo badan kenya, itoobiya

Xasan Kheyre oo ah Madaxa Geeska Afrika ee NRC.ayaa heshiis la galay Shirkadda baarta Shidaalka (Som Ail),Wuxuu wakiil uga yahay Xasan Sheekh
Wuxuuna la shaqeystaa WasiirkaMacdanta Iyo Bartoolka soomaliya Daa‘uud Bisinle,, sida ay sheegayan wararka Xasan Kheyre iyo Daa’ud waxay lacag gaaraysa hal Milyan iyo labo boqol kun oo Dollar ka qaatan Shirkaddaas.
700 oo ka mid ah lacagtaas waxaa la sheegay inuu qaatay Wasiirka Shidaalka Soomaaliya halka Xasan Kheyre qaatay 500 kun oo Dollar Nus Milyan.
Xasan Kheyre ayaa saaxiib la ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud waxaa uu doonaya in Daa’uud Bisinle mar kale laga dhigo Wasiirka Shidaalka Xukuumadda uu hogaamiya Cumar C/rashiid.

Saturday, December 27th, 2014 | Posted by admin
BEESHA DHULBAHANTE oo qaati ka taagan XASAN KHEYRE, Maxay tahay Heshiiska Xasan kala dhaxeeya Wasiirka Shidaalka Daa’uud Bisinle

Xasan kheyre dhalasha Norway haysta ayaa waxaa uu madax u ahaa norwegian refugee council (NRC) gaar ahaan Xafiiska NRC Nairobi,waxaana hoos imaan jiray Wadamo badan kenya, itoobiya
120Xasan Kheyre oo ah Madaxa Geeska Afrika ee NRC.ayaa heshiis la galay Shirkadda baarta Shidaalka (Som Ail),Wuxuu wakiil uga yahay Xasan Sheekh
Wuxuuna la shaqeystaa WasiirkaMacdanta Iyo Bartoolka soomaliya Daa‘uud Bisinle,, sida ay sheegayan wararka Xasan Kheyre iyo Daa’ud waxay lacag gaaraysa hal Milyan iyo labo boqol kun oo Dollar ka qaatan Shirkaddaas.
700 oo ka mid ah lacagtaas waxaa la sheegay inuu qaatay Wasiirka Shidaalka Soomaaliya halka Xasan Kheyre qaatay 500 kun oo Dollar Nus Milyan.
Xasan Kheyre ayaa saaxiib la ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud waxaa uu doonaya in Daa’uud Bisinle mar kale laga dhigo Wasiirka Shidaalka Xukuumadda uu hogaamiya Cumar C/rashiid.
35Xildhibaanada iyo waxgaradka Beesha Dhulbahante ayaa si weyn uga carooday hab dhaqanka Xasan Kheyre oo saaxiib la ah Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud kaas oo ku qasbaya Madaxweynaha in Wasiirka beesha dhulbahante ka dhigo Daa’uud Bisinle.

Xasan Kheyre oo u dhashay beesha Murusade waxaa uu kalsooni badan ku qabyaa Madaxweynaha Soomaaliya in Daa’uud Bisinle ka dhigi doono mar kale Wasiirka Shidaalka si ay uga macaashan isaga Daa’uud lacagaha laga helo shirkadaha warqadaha rusqada loo siiyo inay shidaal ka baari karaan soomaaliya.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Beesha Dhulbahante ayaa iyagoo dacwo ka sida Xasan Kheyre waxay la kulmeen Xildhibaanada Murusade waxayna ka codsadeen inay ka hortagaan faragelinta Xasan Kheyre ku haaya kursiga beesha dhulbahante ee Golaha Wasiirada cusub.
Xasan kheyre lacagaha uu ka macaashay Hayádda norwegian refugee council (NRC) iyo shirkada Som Ail wuxuu si toos ah uga lug leeyahay siyaasadda Madaxweyne Xasan sheekh ee arrimaha dhaqaalaha ee shidaalka laga baarayo soomaaliya.
Waxaa uu leeyahay 2016 haddii Madaxweynaha iyo isaga ay ku shaqeystaan Daa’uud Bisinle in dhaqaale fara badan gacantooda soo geli doonaan si markaas kadib Xasan Sheekh Maxamud u soo galo mar kale doorashada Madaxweynimo ee Soomaaliya.
Maamulka Khatuma ayaa sidoo kale dacwo ka dhan Xasan Kheyre waxay u gudbiyeen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xildhibaanada beesha Hawiye, waxayna ka codsadeen haddii Xasan Kheyre xil ka doonayo Dowladda dhexe inuu ka raadsado beeshiisa Murusade isla markaana faraha kala baxo arrimaha dhulbahante.

Akhri maqaalka hoose.
Shirkadaha Shidaalka ee reer Galbeedka oo doonaya Batroolka Puntland(Beesha Daarood) in ay ku boobaan iyagoo soo maraya Beelaha Isaaq iyo Hawiye (Hargaysa iyo Xamar)

Afeef maqaalka kore qabiilada ku qoran laakiin ujeedku waa in tooshka lagu daaro sida asalka ee wax u socdaan ee Soomaali waa hal qabiil, waxaanan doonaynaa in ay Somali hal miis wax kuwada cunaan waliba si cadaalada, hadana tooshka lagu daaro wixii laqdabo wada.

One Response to Xog Xiriirka Ka dhexeeyay Daud Bisle Wasiirkii Hore Ee Macdanta Puntland Iyo DFS Iyo Xasan Khayre

  1. Pingback: Cadayn In Soomaaliya Si Loo boobo Muddo laga Shaqaynayay Burburinteeda. | Puntland Observer