Xog:Abiib Muse Iyo Danjire Abdulqadir Amiin Oo Safaaradda Kuwait Kala Baxsaday Aduun Lacaga 4 million$

Filed under: Important News,Wararka |
War Deg Deg Ah
Waxaa Ka dhacay safaarada Somalida ee Kuwait kala Carar Iyo hantidii safaarada oo wax la dhaco Iyo wax la iibsado laga dhigay
Waxaa kaloo jira buuq xoogan oo Ka Taagan safaarada Iyo jaaliyadii Ka dib Shaqaalihii hayay howshii safaarada ay Ka kala dhuubteen iyadoo Qaarkood loo sheegay in ay Badel yihiin
Haddaba Maxaa Ka jira safaaradii oo Aan heysan shaqaale qabta howlihii Jaaliyadda u baahneed dhanka baasaboorada Iyo warqaha ugu xiran safaarada, Haddaba halkey ku danbeeyaan shaqaalihii safaarada
1- Qaswade Abiib Muse oo u baxsadey dhanka Somaliya (Boorame) Lana baxsadey dhaqaale badan oo laga Qaadey wadanka Kuwait looguna tala galey abaarihii iyo Ramadaanka in dadka dhibaateysan wax loogu qabto lacagtaas oo dhan $1.000.000
2- Danjire Abdulqadir Amiin oo isna Maalinka ciida u baxsansyo isna uu la baxsansayo lacago loogu Talagaley DFS Iyo Mid Mashariic Maal gelin Ah oo dhan $3.000.000 una Baxsanayo 🇴🇲 Oman
Haddaba safaaradii ayaa haawineyso oo wax lagu shaqeeyo aysan jirin