Xubnihii Beesha Koombe Kablalax Aqalka Sare ee Jubbland Uga Tanaasulay Faadumo Xasan

Filed under: Wararka |

Beelaha Koombe ee u kala baxa Harti Koombe iyo Geri koombe ayaa waxaa lagu tartansiiyay Kursigii ay Jubbaland ku lahaayeen beesha Koombe jilibyada ay ka koobantahay, waxaana si hoose ugu soo dhacay p/o in beelaha Harti Koombe ay isku raaceen in ay kursigaas kalkaan uga tanaasulaan Geri koombe Walaalkood maadaama uu Hartigu Puntland kuraas ku leeyahay.

Gobanimo iyo bogaadin.
faadumo
jubbaland-aqalka-sare

3 Responses to Xubnihii Beesha Koombe Kablalax Aqalka Sare ee Jubbland Uga Tanaasulay Faadumo Xasan

  1. Pingback: Xubnihii Beesha Koombe Kablalax Aqalka Sare ee Jubbland Uga Tanaasulay Faadumo Xasan - Daily Somalia Report