Yaasiin Cabdi Samad:dhulka Soomaali waligeed waa degenaayeen laakiin markii Gumaystuhu yimid xuduud buu u sameeyay Xuduudda daarood iyo Hawiye 60 km bay Gaalkacyo dhanka Muqdisho ka xigtaa (Dhegeyso)

Filed under: Wararka |

yaasiin-cabdisamad
Nabadoon Yaasiin Cabdi samad ayaa ka hadlay xaaladda Gaalkacyo.
Yaasiin ayaa sheegay in Soomaali dhulkaan deganayaan balse xili danbe uu dalka qabsaday Gumaystihii oo markaas xuduudo u kala jeexay beelihii waagaas, wuxuuna sheegay in xuduudda beelaha Daarood iyo Hawiye uu 60 km Dhanka Muqdisho magaalada Gaalkacyo.

Hoos ka dhegayso