Lacagta Xajka Qofka Soomaaligaa Laga qaado waa 3800$, Halka Qofka Jabuuti Laga Qaado 400$+800$ Kharash, Iyo Soomaalidii Oo Arrinka Hadda Ku BaraaruGtay Yaa Soomaalida dhaca

Dadka Soomaalidaa oo intii ay dawlad la’aanta noqdeen, ay cidwalba wixii ay ka dhici karto ka dhacdo, ayaa waxay soo baraarugaan 20 sano kadib, mana ahan dad markiiba diida wixii dulmiya, iyo wixii wada. Aduunka kale oo dhan waxay horumar ku gaareen waa ay diidaan 10 cent oo dulmiya, xitaa dad baa u dhinta waayo … Continue reading Lacagta Xajka Qofka Soomaaligaa Laga qaado waa 3800$, Halka Qofka Jabuuti Laga Qaado 400$+800$ Kharash, Iyo Soomaalidii Oo Arrinka Hadda Ku BaraaruGtay Yaa Soomaalida dhaca