Madaxwayne Xassan Shiikh aqoon daro haysata Madaxda Afrikanka awgeed Jaaniskii soo maray kama faa iidaysan Markii ladoortay(Qormo muhima)

Markii Xassan Shiikh Maxamuud jagadda Madaxwaynanimadda uu ku guulaystay, hadii uu awoodda isugu gayn lahaa sidii uu umadda Soomaaliyeed ugu cadaalad falilahaa, maanta halka uu joogo ma joogeen. Laakiin waxaa ladhihi karaa Madaxda Afrika garasho la aan awgeed iyagaa soo afaysta Mididii lagu gawrici lahaa. Maxay ahayd Madaxwaynaha in uu sameeyo. 1) in uu talaabo … Continue reading Madaxwayne Xassan Shiikh aqoon daro haysata Madaxda Afrikanka awgeed Jaaniskii soo maray kama faa iidaysan Markii ladoortay(Qormo muhima)