10 Magaalo ee Dunida Ugu Dadka Badan iyo Gaalkacyo oo 5 km ah Is Barbardhig (Qormo gaaban)

Maapka hoose hadaad eegtid Gaalkacyo dherer ahaan waa 5 km iyo xoogaa, ballac ahaan waa 3 km iyo xooggaa waa maapkii ugu danbeeyay ee Google hoos ka eeg. Qofka caqliguusu caadiga yahay dhulkaas cidladaa baa la isku haystaa halka magaalooyin ay 30 million oo dada ku nool yihiin dadkoodu nabad kuwada nool yihiin. Waliba xaafadda … Continue reading 10 Magaalo ee Dunida Ugu Dadka Badan iyo Gaalkacyo oo 5 km ah Is Barbardhig (Qormo gaaban)