10 Magaalo ee Dunida Ugu Dadka Badan iyo Gaalkacyo oo 5 km ah Is Barbardhig (Qormo gaaban)

Filed under: Important News,Wararka |

Maapka hoose hadaad eegtid Gaalkacyo dherer ahaan waa 5 km iyo xoogaa, ballac ahaan waa 3 km iyo xooggaa waa maapkii ugu danbeeyay ee Google hoos ka eeg.

Qofka caqliguusu caadiga yahay dhulkaas cidladaa baa la isku haystaa halka magaalooyin ay 30 million oo dada ku nool yihiin dadkoodu nabad kuwada nool yihiin.

Waliba xaafadda garsoor gabageeduba ballaceedu waa halkiilomitir iyo waxyar, hal kiilomitir baa dalkii soomaaliya jiritaankiisii loo burburinaya waa caqliga digaaga

Hoos ka daawo labada oo is barbardhig
gaalkacyo-map

gaalkacyo-map2

gaalkacyo-mpa3

Daaow 10-ka magaalo ee ugu dadka badan dunida oo dhalinyaradoodii jaamacadaha u dhigayaan, caruurtoodii iskuulaad u aadayaan, dadkoodiina u shaqo tageen oo aduunka ula tartamayaan.