66 Xildhibaan ee Puntland iyo Beelaha ay kasoo jeedaan ama shaxda Beelaha 66 xildhibaan (Akhri oo ka faaiidayso

Waxaa maanta la shaaciyey Liiskii magacyada Xildhibaanada cusub ee Puntland, kuwaasoo tiradooda dhan tahay 66 Xubnood oo kasoo jeeda dhamaan 7 gobolka ay ka kooban tahay Puntland. Xildhibanadan ayaa ah kuwa dooranaya 8 Jan,2009 Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa, waxeyna kulankkoda ugu horeeya yeelan doonaan 1 Jan,2008 kaas oo uu shir gudoomin doono ninka ugu da’da weyn. … Continue reading 66 Xildhibaan ee Puntland iyo Beelaha ay kasoo jeedaan ama shaxda Beelaha 66 xildhibaan (Akhri oo ka faaiidayso