Akhri Qormooyinkii Aan 2015 Ku Daabacnay P/O Ee Maxay Soomaali kaga dayan Karaan Sweden Iyo Cumaan (Nabad Nabad Dhedhexaad)

2015 Waxaan p/o Ku Daabacnay qormo muhiima oo aan ugu magac darnay Xadaaradda Sweden Maxay Soomaalidu kaga dayan karaan (Maqaal Kooban) Qormadaan ayaa nuxurkeedu wuxuu ahaa qofkii wanaag sameeya wanaagga waa looga daydaa, ee reer sweden waxay fahmeen nabadda macaankeeda, waxay fahmeen islaax ka shaqaynta iyo wanaag ka shaqaynta macaankeeda. Waxayna iska illaasheen dhaqanka ku … Continue reading Akhri Qormooyinkii Aan 2015 Ku Daabacnay P/O Ee Maxay Soomaali kaga dayan Karaan Sweden Iyo Cumaan (Nabad Nabad Dhedhexaad)