Baabuurtii Saaka Af-Urur Ay Alshabaab Ka Dhaceen Oo Lagu Arkay Burco Dusheeda, Iyo Warar Sheegaya In Ay Somaliland Lug Ku Lahayd

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in ciidamadii saaka weerarkii Af-urur ee lagu sheegay alshabaab in laga soo abaabulay oo laga soo maalgalliyay somaliland isla markaana baabuur lagu sheegay 10 tikniko ah oo ay saaka alshabaab furteen qaarkood lagu arkay burco dusheeda. Dadka xogtaan Puntlandobserver soo gaarsiiyay ayaa ku goodiyay in arrinkaas la isaga daba … Continue reading Baabuurtii Saaka Af-Urur Ay Alshabaab Ka Dhaceen Oo Lagu Arkay Burco Dusheeda, Iyo Warar Sheegaya In Ay Somaliland Lug Ku Lahayd