Barnaamijka Dawlad: Madaxwaynahee Soomaaliya Ku Habboon iyo Cilmi Baaris kala Soco P/O

Barnaamijka Dawlad waa laba qaybood. Qaybta Hore waa cilmibaaris ku salaysan hannaan dawladeed oo wanaaagsan iyo waraysiyo Soomaalida aqoon yahankaa ee dalka iyo dibadaba ku nool. Qaybta labaad waa is waydiin Hogaamiyaha Soomaaliya ku habboon, iyo astaamaha iyo aqoonta lagu xulan karro. Qaybta labaad ayaa u badnaanaysa su’aalo in la iska waydiin doono horta Hogaamiye … Continue reading Barnaamijka Dawlad: Madaxwaynahee Soomaaliya Ku Habboon iyo Cilmi Baaris kala Soco P/O