Beesha Majeerteen Oo 3 xubnood Ka Heshay 67-dii Xubnood ee Golaha Wasiirada DFS

Beesha Majeerteen ayaa looga qoondeeyay 67-da xubnood ee Golaha wasiirada DFS 3 xubnood oo hoos ku qoran, halka aynan beeshu ka mid ahayn Gudoonada Baarlamaanada, xilalka Madaxtooyada iyo Raysalwasaaraha, xilalka taliyaasha ciidamada. Waxaana intaas u dheer in ay dad badani ku tuhunsanyihiin sad bursi iyo waliba kooxaha hadda wada mooshin lagu carqaladaynayo xukuumadda Farmaajo iyadoo … Continue reading Beesha Majeerteen Oo 3 xubnood Ka Heshay 67-dii Xubnood ee Golaha Wasiirada DFS