Cadayn Muqdisho Ma Noqon karto Caasimadda Soomaaliya Haddii Qaran Soomaaliyeed la Doonayo (Qaybta 1aad)

-Warbixinadii ugu danbeeyay ee aan ka helayno magaalada Muqdisho, 17-ka xaafadood ee magaalada Muqdisho, DFS waxay in xooggaa la isku hallayn karro u maamushaa illaa 2 xafaadood oo kamida 17-ka xaafadood, ama dhul kooban oo la yiraahdo dhulka dawladdu maamusho. -Magaalada Muqdisho oo hadda dad badni la ciirciiraysa oo ay Soomaali badankeed isugu yimaadeen, laguna … Continue reading Cadayn Muqdisho Ma Noqon karto Caasimadda Soomaaliya Haddii Qaran Soomaaliyeed la Doonayo (Qaybta 1aad)