Cali Khaliif iyo Garaad Jaamac iyo Waxgaradka Beesha bah hararsame hadaynan Soomaaliland hoosta wax iskala ogayn maxay wiilashoodda uga dhaadhicin waayeen Fikirka sidii Laascaanood loo xoraynlahaa

Dad badan baa iswaydiinaya Talow Marxuum Cabdullaahi Yussuf iyo Islaan Bashiir hadii aynan REER MAHAD Ama Cumar Maxamuud wax u sheegi kari lahayn, waliba Xiliyada colaaddu jirto oo dadku xamaadaysanyahay Daaroodka kale maxay u qaadan lahaayeen erayo ay afka ay ka yiraahdaan oo aynan lasocon taagaradii iyo wiilashii Reer-mahad ama Cumar Maxamuud, hadii matalan beesha … Continue reading Cali Khaliif iyo Garaad Jaamac iyo Waxgaradka Beesha bah hararsame hadaynan Soomaaliland hoosta wax iskala ogayn maxay wiilashoodda uga dhaadhicin waayeen Fikirka sidii Laascaanood loo xoraynlahaa