Dhegeyso Mohamed Farah Isse oo Soomaalida Usoo Jeediyay Taladii Ay Horumarka Ku Gaari Lahaayeen

Mohamed Farah Isse wuxuu ka midyahay shakhsiyaadka farakuriskaa ee habbeen iyo maallinba ka fakara sidii ay Soomaali cagaheeda ugu istaagi lahayd, waana mid kamida shakhsiyaadka farakuriskaa ee ay Qadiyaddu aad ugu wayntahay. Maxmed Farah Isse ayaa ku noolaa muddo 35 ah dalka Bilgium-ka Hoos ka dhegayso Gabay uu Mohamed kula taliyay Soomaalida   Gabay Soomaalida … Continue reading Dhegeyso Mohamed Farah Isse oo Soomaalida Usoo Jeediyay Taladii Ay Horumarka Ku Gaari Lahaayeen